Sheekh Aadan Madoobe oo laga codsaday qeyb kamid ah Lacagihii Musharaxiinta laga qaaday (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddomiyaha kala hadlay sidii wax looga qaban lahaa abaarahan soo noq-noqday.   Guddiga abaaraha ayaa Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ka codsaday in qeyb ka mid ah loogu deeqo lacagihii musharaxiinta laga … Continue reading Sheekh Aadan Madoobe oo laga codsaday qeyb kamid ah Lacagihii Musharaxiinta laga qaaday (Sawirro)